Weerar lagu qaaday saldhiga Ciidamada Jabuuti ku leeyihiin magaalada Baladweyne

Dagaalyahano katirsan Al Shabaab ayaa xalay fiidkii weerar madaafiic ah ku qaaday saldhig ciidamada AMISOM gaar ahaan kuwa ka socda dalka Jabuuti ku leeyihiin xaafada Howl-wadaag . Ciidamada AMISOM ee ku sugnaa xerada madaafiicda Al Shabaab ku weerareen ayaa dhankooda ku jawaabay madaafiic culus, waxaana xaalad cabsi ah lasoo daristay dadka ku dhaqan magaalada Baladweyne … Continue reading Weerar lagu qaaday saldhiga Ciidamada Jabuuti ku leeyihiin magaalada Baladweyne